Saraakiisha ciidamada Booliiska ee ka howlgala Muqdisho oo amar la siiyay

Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in beri oo khamiis ah lagu qabto xaflada caleemo saarka Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana xaflada ka qeyb galaya madax kala duwan iyo marti sharaf meelo kala duwan ka kala imaanaya., Ammaanka magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa in si weyn loo adkeeyo inta ay socoto xaflada caleemo saarka, waxaana … Continue reading Saraakiisha ciidamada Booliiska ee ka howlgala Muqdisho oo amar la siiyay